DAAWO;-Shirka Wada Tashiga Golaha Dhaqanka Iyo Xisbiyada DDSI Oo Lagu Qabtay Magaalada Jig jiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirka Wada Tashiga Golaha Dhaqanka Iyo Xisbiyada DDSI Oo Lagu Qabtay Magaalada Jig jiga.
November 23, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)- Shir ujeedadiisu ahayd sidii ay uwada tashan lahaayeen madaxdhaqameedka iyo xisbiyada siyaasada ee DDSI Ayaa lagu qabtay magaalada jig jiga kaasi oo noqonaya shirkii ugu horeeyay ee nooca ah ee lagu qabto deegaanada somalida itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS