NAYROOBI(W,NWasiirada arimaha dibada iyo maaliyada somaliland ayaa ka qaybgalay shirka daneeyaha somaliland oo laga hadlay maalgashiga somaliland Kaasi oo lagu qabtay magaalada nayroobi ee casimada kenya ujeedadiisuna ahayd sidii maalgalin loogu hali lahaa khayraadka dalka kaasi oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin,safiiro ka kala socday wadamada caalamka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/8EZsBNsSEX8