DAAWO;-Sheekh Axmed Dayib Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Tanaasul La yimaado,Dadka La Tashado.
November 22, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)- Sheekh Axmed Dayib oo kamid culimada reer somaliland oo maanta khudbadii jimcaha ee masaajidka faaquu ee xaafada shacabka magaalada hargaysa ayaa fariimo kala duwan udiray madaxwaynha somaliland,golaha guurtida,asxaabta mucaaridka.