DAAWO;-QAABKII LOO DOORTAY RIYO RAAC IYO KUXIGEENKIISA! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-QAABKII LOO DOORTAY RIYO RAAC IYO KUXIGEENKIISA!
November 30, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xubnaha komishanka ee dhawaan lasoo xulay khilaafka culusi ka taagnaa ayaa maanta isla markii ayxilka la wareegeen doortay gudoomiye iyo kuxigeenkiisa

Doorashada deg deg ah ee gudoomiyaha komishanka doorashooyinka oo loodoortay riyo raac iyo aqoonyahan mustafe maxamed daahir

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS