DAAWO;-Odoyaasha Iyo Waxgaradka Laba Sarkaal Oo Lagu Dilay Deegaanka Gar Adag Ee Gobolka Sanaag Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Odoyaasha Iyo Waxgaradka Laba Sarkaal Oo Lagu Dilay Deegaanka Gar Adag Ee Gobolka Sanaag Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada Jsl.
November 28, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Waxgaradka iyo Odoyaasha ku dhaqan Gobolka Awdal Ee ay kasoo jeedaan laba sarkaal ee lagu dilay deegaanka gar adag ee gobolka sanaag ayaa fariin culus udiray xukuumada madaxwayne biixi.

Odoyaash ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in dadkii loo gaystay dilka labada sarkaal talaabo deg deg ah laga qaado oo sharci la horkeeno.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS