|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Kulmisay Sedexda Xisbi Qaran Iyo Haldoorka Qurba Joogta Ku Dhaqan Dalka Uk Oo Lagu Qabtay Magaalada London.
November 2, 2019 - Written by Editor:Sedex Xisbiga Qaranka Jsl Oo Goob Joog Ka Ahaa Munaasibad Lagu Midaynayo Qurba Joogta Reer Somaliland Oo Lagu Qabtay London. HARGAYSA(W.N)- Munaasib Balaadhan Oo Aan Nooceeda Hore Loo Arag Oo Lagu Mideeynayo Awooda Qurbajooga Si Loo Tolo Dildilaaci Iyo Xanaftii Ka Dhalatey Dorashooyinkii Madaxtinimada Somaliland Ayaa Lagu Qabtey Magalaada London Waxaa Kasoo qayb galey Masuuliyiin Kasocda sadexda Xusbi Qaran Ee Somaliland iyo Badi haldoorka Ku Dhaqan dalkan UK.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac ayaa khudbad dhinacyo Badan ... Goldaloolada Nidaamka Garsoorka Dalka Iyo Isku Milanka Saddexda Waaxood Wuxuu Tilmaamayaa In Laga Ba... Dhaliilaha Maamul Xumo Ee Dulhoganaya Badhasaabka Gabiley Iyo Warla,aanta Madaxweyne Siilaanyo. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|