|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maxaa Kala Qabsaday Maayar Kuxigeenka Hargaysa Iyo Dad Shacab Ah Oo Muran Dhul Ka Dhexeeyo Madaxwayne Biixi!
November 28, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayar kuxigeenka Caasimada Hargaysa Cabdicasiis Cagawayne oo dhawaan warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay jirin dad madaxwaynaha somaliland ku haysto dhul ay degan yihiin balse uu isagu dhul uu leeyahay oo shacabka hargaysa ku yaala ugu deeqay dawladu in ay xafiisyo ka dhisato. Hadalka Maayar kuxigeenka ayaa ka hor imanaya xaqiiqda jirta iyo dhul madaxwaynuhu xoog kaga qaaday qoyska Maxamed Xasan Dalab oo wakhtigan ciidamo xoog ku haysteen kuna wareejiyee dayr. Sidoo kale waxaa jirta boqolaal qoys oo dhulka ay degan yihiin ay isku haystaan qoyska madaxwayne biixi oo cabashadoda warbaahinta uu ka baxay wakhtigan uu ka taagan khilaaf xoogani, DAAWO MUUQAALKA HADALKII MAAYAR KUXIGEENKA IYO CABASHADA QOYSASKA MADAXWAYNAHA MURANKA DHUL KADHEXEEYO; https://youtu.be/XcCVW9ijx-4 Related posts:War Deg Deg ah; Dagaal Culus Oo Caawa Tukaraq Ku Dhex maray Ciidamada Somaliland Iyo Ciidamada Maamu... Caabuqa Hargabka Cov-19 Qaabka Uu Unoolaan Karo Iyo Meelaha Uu Galo Ee Laga Qaado Ama Ka Siifaafo. xisbiga Waddani oo si kulul u canbaareyay falkii Xukumada Siilanyo kula kacday hooyoyinka mujahidiin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|