DAAWO;-Madaxa DDSI Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Ay Ugu Biireen Xisbiga Isbahaysiga Fadaraalka Itoobiya, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxa DDSI Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Ay Ugu Biireen Xisbiga Isbahaysiga Fadaraalka Itoobiya,
November 30, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)- Gudoomiyaha Xisbiga Dimuqdaarigashacabka Somalida itoobiya oo uu weheliyo Madaxwaynaha DDSI Ayaa shir wayne ku ansixiyay sobobta ay ugu biireen xisbiga Isbahaysiga Fadaraalka Itoobiya ee EPRDF.

Gudoomiyaha xisbiga shacabka somalida ahna wasiirka maaliyada ee dawlada fadaraalka Itoobiya Axmed Shide iyo madaxwayne mustafe muxumed gacjar ayaa madashan ka jeediyay hadalo ay ku sharaxayaan sobobta ay ugu biireen xisbiga isbahaysiga fadaraalka itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/lE6vqrfWQU4

 

COMMENTS
LINKS