DAAWO;-Madasha Wada tashiga Iyo Toosinta Qaranka Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Eedana Ujeediyay M. Muuse Iyo Kaahin, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madasha Wada tashiga Iyo Toosinta Qaranka Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Eedana Ujeediyay M. Muuse Iyo Kaahin,
November 18, 2019 - Written by Editor:

“Madaxwayne Inagu Mudahaarad Oo Kaliya Maynu Samayn Jirin, Wax ka Badan Baynu Samayn Jirnay”XASAN GUURE

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha madasha wada tashiga iyo toosinka qaranka muj xasan guure iyo xubno kale oo katirsan madasha ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo muranka udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale madasha ayaa ka hadlay isku soo baxyada xisbiga wadani iyo awooda ay xukuumadu u adeegsanayso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS