|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Sameeyay Dr Fadxiya Oo Wax Kusoo Baratay Dalka Dibadiisa
November 1, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N)- Maamulka gobolka gabiley ayaa munaasibad soo dhawayn ah usameeyay Dr Fadxiya Sheekh Muxumed Warsame oo dalka dibadiisa wax kusoo baratay iyadoo ka hawgali doonta cisbitaalka magaalada gabiley oo ay qayb ku lahaa waxbarashada dibadeed ee ay wax kusoo baray. Munaasibadan soo dhawaynta ah waxaa kasoo qaygalay maamulaha Cisbitaalka gabiley iskuduwaha wasaarada caafimaadka gobolka gabiley iyo xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka degmada gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Abwaan Xasan Dhuxul Oo Ka Hadlay Xaalada Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa Iyo Fariinta Uu Udiray ... Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Ka Horyimid Amar Uu Wasiirka Arimaha Guduhu Faray B... DAAWO;Madaxweynaha Somaliland Oo Lagu Casuumay Maxadka Nabada, Kulana La Yeeshay Hay’adda Horumarint... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|