|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Maalintii Sedexaad Ku Guda Jira Samaynta Wadooyinka Magaalada.
November 6, 2019 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)- Maamulka Degmad tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa maalintii sedexaad wada samaynta lix wado oo gudaha magaalada ah halka qaarkamid ah ay ku samaynayaan dayactir kuwaasi oo roobabkii guga ay soo gaadhsiiyeen khasaare. Waxaana hawlaha ay ka socda magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ka hadlay gudoomiyaha degmada, gudoomiye kuxigeenka iyo xoghayaha degmada oo isagu faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay fulinayaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigtay Dad Tahriibayaal Ah Oo Sifo Sharci Daro ah Lagaga Dhoo... DAAWO;-Fanaanada Caanka Ah Ee Aamina Xirsi Wabar Oo Ka Hadashay Guusha Barkhad Batuun Iyo Sobobta Ay... Marxuum ku Geeriyooday Ceel Biyood Ku Yaala Deeegaanka Horu haadley Ee Degmada Daarasalaam Oo Uu ku ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|