|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Maalintii Sedexaad Ku Guda Jira Samaynta Wadooyinka Magaalada.
November 6, 2019 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)- Maamulka Degmad tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa maalintii sedexaad wada samaynta lix wado oo gudaha magaalada ah halka qaarkamid ah ay ku samaynayaan dayactir kuwaasi oo roobabkii guga ay soo gaadhsiiyeen khasaare. Waxaana hawlaha ay ka socda magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ka hadlay gudoomiyaha degmada, gudoomiye kuxigeenka iyo xoghayaha degmada oo isagu faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay fulinayaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Xildhibaan Buubaa Oo Sheegay In Imaatinka Farmaajo Ay Ka wada Socdaan Biixi Iyo Shir gudoonka... DAAWO; Prof Cabdi Cali Oo Xukumada Ugu Baaqay In Ay Talaabo Ka Qaado Kuna Dhaliilay Wax Ka Qabasho L... Marwada Madaaxweynaha Somaliland Aamina Maxamuud Jire Oo Maanta Deeq Makiimadaha Dawaarka Dharka Ugu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|