|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Dhagax Dhigay Wado Dhex Mari Doonta Magaalada!
November 19, 2019 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Maamula degmada Tog wajaale ee gobolka gabiley oo mudooyinkii udnabeeyay wado dardar galinta hawlaha shaqo ee degmada bilaabay dhismaha wadooyin badan ayaa maanta dhagax dhigay wado muhiim ah oo dhexmari doonta magaalada iskuna xidhaysa xaafado muhiim u ah ganacsiga degmada.
Gudoomiyaha degmada iyo gudoomiye ku xigeenka ayaa iyagu ugu horayn ka hadlay dhagax dhiga wadada, Xoghayaha degmada tog wajaale cabdilaahi xasan samaale oo Isagu ah mishiinta hawl socodsiinta degmada ayaa faah faahin ka bixiyay faa,iidada ay wadadani uleedahay iyo doorka ay ka qaateen shacabku hirgalinteeda. Sidoo kale waxaa iyagu dhismaha wadadan ka qayb qaatay shacabka iyo ganacstada wajaale Oo maamulka degmada ku wareejiyay dhaqaalaha ay ka qayb qaadanayaan, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Shaaciyay Mawqifkooda Shirka Ay Wada Yeelanayaan Dhigoo... Damaca Xukuumada Madaxwayne Biixi Ee Ku Aadan Heshiishkii Shirkada Somcable, Ma Waxey Isu Baddeshay ... Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Shacabka Jsl Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|