DAAWO;-Isku Soo Bixii Taageerayaasha Xisbiga Wadani Ee Magaalada Ceerigaabo Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Isku Soo Bixii Taageerayaasha Xisbiga Wadani Ee Magaalada Ceerigaabo Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada Biixi.
November 19, 2019 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Taageerayaasha xisbiga wadani ee gobolka sanaag ayaa maanta iskugu soo baxay fagaarayaasha magaalada ceerigaabo kuwaasi oo socod ku maray jidadka magaaalada,

Sidoo kale masuuliyiintii ka hadlay goobtaasi ayaa baaq culus udiray madaxwayne biixi oo au ugu baaqeen in uu deg deg xariyadooda ugu soo celiyo masuuliyiinta xisbiga ee xidhan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS