DAAWO;-Hogaamiye Xirsi Oo Shaaciyay In Xilalkii Dalkuba Wada Milatari Noqdeen Iyo Jawaabta Wasiirka Kaahin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hogaamiye Xirsi Oo Shaaciyay In Xilalkii Dalkuba Wada Milatari Noqdeen Iyo Jawaabta Wasiirka Kaahin.
November 10, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Hogaamiye xirsi cali xaaji xasan  ayaa ka hadlay xafladii xil wareejinta ee taliyaha ciidanka booliska ayaa shaaciyay in xilalkii dalka ugu cuslaa ar hayaan kooxo milatari ahi isagoo tiriyay xilalka ka bilowday madaxwaynebixi, kaahin, ciidanka qaranka, booliska,asluubta

Sidoo kale wasiir maxamed kaahin ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalk kasoo yeedhay xirsi isagoo xusay in madaxda calamka soo wada martay ay ubadan yihiin ciidan milatari ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN IYO WIXII KALA QABSADAY KAAHIN IYO XIRSI;

COMMENTS
LINKS