DAAWO;-Gudoomiye Cirro Oo Taageerayaasha Xisbiga Ee Gobolka Maroodi Jeex Ugu Baaqay In Ay Iskugu Yimaadaan Xarunta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye Cirro Oo Taageerayaasha Xisbiga Ee Gobolka Maroodi Jeex Ugu Baaqay In Ay Iskugu Yimaadaan Xarunta!
November 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani cabdirraxmaan cirro ayaa ka jwaabay hadalkii madaxwayne bixi ee shalay isagoo madaxwaynaha ku eedeeyay in uu Somali wayn uyaqaano beel kamid beelaha Somaliland isalamarkaana uu ku mashquulsan yahay kala qaybinta shacabkii loo doortay in uu hogaamiyo

Dhanka kale gudoomiye cirro ayaa taageerayaasha xisbiga wadani ee gobolka maroodi jeex ugu baaqay in ay iskugu yimaadaan xarunta xisbiga si loo faro fariin la xdhiidha badbaada dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS