DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyay.
November 11, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland mudane cabdikariim axmed maxamed (xinif ayaa xadhiga ka jaray dhismayaal lagu kordhiyay haayada qaxoontiga.

Sidoo kale waxaa munaasibad kasoo qaybgalay madax ka socotay haayadihii ka gacanta ka gaystay hirgalinta dhismahan cusub

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS