|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Degmada Ibraahim Koodbuur Oo Fariin Udiray Shacabka,Kana Jawaabay Dhaliilaha Loo Jeediyo!
November 30, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha degmada ibraahim koodbuur ee dawlada hoose Yuusuf Xuseen kaahin ayaa ka warbixiyay waxyaabihii uqabsoomay mudadii uu joogay iyo dakhilga sanadkan usoo xarooday. Sidoo kale gudoomiyaha degmada koodbuur ayaa wax laga waydiiyay wax uga qorshaysan ka wax ka qabadka wadooyina degmada Dhanka kale gudoomiye yuusuf ayaa fariin hanjabaad isdifaacisa udiray shacabka ku dhaqan degmada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/LVp5dRw-EYQ
Related posts:Golaha Wakiilada Jsl Oo Laalay Heshiiskii Sedexda Xisbi Usoo Gudbiyeen,Kuna Tilmaamay Sharci Daro! Dawlada Soomaaliya Oo Shaacisay 19 Qof Oo Cusub Laga Helay Coronavirus Iyo Tirada Ka Bogsatay Covid ... Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Ganacsade Maxamed Ismaaciil Bildhaan Oo Ku Geeriyooday Maga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|