DAAWO;-Gudida Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Xisbiga Wadani Oo Warbixiyay Kulamo Ay Ka Yeesheen Labada Dhinac. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudida Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Xisbiga Wadani Oo Warbixiyay Kulamo Ay Ka Yeesheen Labada Dhinac.
November 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudida isku xil qaatay dhex dhexaadinta khilaafka xukuumada iyo xisbiyada mucaridka ee uu abuuray ansixinta xubno komishanka kamid ah.

Gudida oo ka kooban madaxwayne kuxigeenadii hore ee somaliland gudoomiyaha xisbiga ucid , dalada sonsaf iyo akadamiyada ayaa ka warbixiyay wixii ay kala kulmeen labada dhinac ee khilaafka ka dhexeeyo xukuumada iyo wadani

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS