Hargaysa(W,N)Dr Maxamed cabdo gaboose oo mudo aan lagu arag saaxada siyaasada somaliland ayaa ka hadlay xalada dalka iyo sida xukuumadu u kala qaybisay shacabkii reer somaliland
Sidoo kale dr gaboose ayaa soo bandhigay sideed qodob oo muhiim tahay in xukuumadu ku dhaqanto si dalka loo badbaadiyo