DAAWO;-Dib Umilicso Madaxwayne Biixi Oo Riyaale Ku Eedaynaya In Uu Maroorsaday Komishankii Doorashooyinka Ee Umada Udhexeeyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dib Umilicso Madaxwayne Biixi Oo Riyaale Ku Eedaynaya In Uu Maroorsaday Komishankii Doorashooyinka Ee Umada Udhexeeyay!
November 29, 2019 - Written by Editor:

“Daahir Riyaale Markii Hore Wuxu Xoog kuLa Wareegay Komishankii Dadka ka Dhexeeyay, Imikana Kuwii Baarlamaanku Diiday Ayuu Digroyto Ku Hawl Galinayaa”Muuse Biixi

HARGAYSA(W,N)- Dib Umilicso  Madaxwayne biixi oo ka cabanaya komishanka doorashooyinka Wakhtigii uu mucaaridka ahaa  madaxwayne daahir riyaalena ku eedeeyay in uu gudidii dhex dhexaadin lahayd asxaabta uu jeebka ku shubtay.

Hadaba madaxwayne biixi ayaa maanta ah madaxwaynaha Somaliland  waxaana xisbiyadu mucaaridku ka cabanayaan gudida doorashooyinka halka uu isna dhegaha ka furaystay.

HALKAN KA DAAWO MADAXWAYNE BIIXI OO DURAYA KOMISHANKA DOORASHOOYINKA IYO MAANTA HALKA UU KA TAAGAN YAHAY;

 

COMMENTS
LINKS