DAAWO;-Dhalinyaro Xukuumada Madaxwayne Biixi Uxidh Xidhay Aragtidooda Oo Beeniyay Hadalkii Wasiir Kaahin, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dhalinyaro Xukuumada Madaxwayne Biixi Uxidh Xidhay Aragtidooda Oo Beeniyay Hadalkii Wasiir Kaahin,
November 11, 2019 - Written by Editor:

“Kulmiye Somaliland Wuxuu Ka Dhigay Xero Dhiigtii Xoriyada”Gudoomiye Dhame.

HARGAYSA(W,N)- Dhalinyaro Tiro Badan oo reer somaliland xukuumada madaxwayne biixina ku xidh xidhay aragtidooda oo ay ku cabireen baraha bulshada oo ay ku mutaysteen xabsi.

Dhalinyarada ayaa si cad u beeninay hadalkii wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin oo isagu fagaare ka sheegay in aanay wali dhicin in xukuumadoodu dad shacab ah uxidhay facebookga oo ay wax ku qoreen.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS