DAAWO;-Colaadii Beelaha Ceel-Afwayn Oo Heshiis Laga Gaadhay Iyo Qodobada Kasoo Baxay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Colaadii Beelaha Ceel-Afwayn Oo Heshiis Laga Gaadhay Iyo Qodobada Kasoo Baxay!
November 5, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beelaha wada deegaanada ceel afwayn ee gobola sanaag ayaa  heshiis ka gaadhay colaada beelaha walaalaha ah kaasi oo ay kala sexeexdeen qodobo muhuum ah.

Sidoo kale xukuumada somaliland ayaa soo dhawaysay heshiish ay wada gaadheen labadan beeleed

waxaana arintaasi ka hadlay wasiirka warfaafinta iyo wasiirka arimaha gudaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS