DAAWO;-Cabdirashiid Riyo Raac Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Muranka Ka Taagan Yahay Ee Loo Doortay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Cabdirashiid Riyo Raac Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Muranka Ka Taagan Yahay Ee Loo Doortay.
November 30, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Cabdirashiid Riyo Raac oo ah xubinta maanta sida jujuubka loogu doortay Gudoomiyaha komishanka Doorashooyina somaliland ee muranka culus ka taagan yahay ayaa ka dareen celiyay xilka loo doortay iyo sida uu u Arko.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/CGmmiEvLdew

 

COMMENTS
LINKS