DAAWO;-Afhayeenka Madaxtooyada Jsl Oo Isna Ka Jawaabay Hadalkii Gudoomiyaha Xisbiga Wadani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Afhayeenka Madaxtooyada Jsl Oo Isna Ka Jawaabay Hadalkii Gudoomiyaha Xisbiga Wadani.
November 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Afhayeenka Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Hada ka jawaabay Hadalkii kasoo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro oo ka jawaabay hadal madaxwayne biixi iyo eedihii uu ujeediyay xisbiga oo madaxwaynuhu caadaystay in uu marwalba la xidhiidhiyo somali wayn.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS