HARGAYSA(W,N)- Alle ha unaxarstee waxa galabta aas qaran magaalada hargaysa loogu sameeyay suldaan marxuum cumar taraydh oo kamid ahaa madaxdhaqameedka somaliland.
waxaana Aaska Marxuum ka qaybgalay Gudoomiyaha Xisbiga wadani , masuulyiin tiro badan iyo boqolaalka kamid ah shacabka caasimada .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA;
https://youtu.be/lWzjDUCuwRE