Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Mudo Kordhinta Doorashooyinka Somaliland Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
November 27, 2019 - Written by Editor:
Wadamada somaliland ka taageera doorashooynka iyo hanaanka hirgalinta dimuqraadiya ee Beesha Caalamka ayaa War Kasoo Saartay Mudo Kordhinta Doorashooyinka Somaliland Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.