Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Waramay Qaabkii Loo Xidhay+Sidii Loola Dhaqmay, Hanjabaad Culusna Udiray Xukuumada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Waramay Qaabkii Loo Xidhay+Sidii Loola Dhaqmay, Hanjabaad Culusna Udiray Xukuumada,
November 28, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Afhayeenka xisbiga wadani  Barkhad jaamac batuun oo mudo u xidhnaa xukuumada maaxwayne biixi ayaa ka waramay qaabkii loo xidhay, iyo sidii ay ciidamada ula dhaqmeen

Sidoo kale afhayeenka xisbiga wadani ayaa sheegay in  aaay joojinayn dhaq dhaqaaqyada ay ku raadinayaan xuquuqda shacabka somalland iyo sidii loo heli lahaa cadaalada iyo sinaan,

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS