3 Qof Oo Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Buuralayda Woqooyiga Ceerigaabo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
3 Qof Oo Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Buuralayda Woqooyiga Ceerigaabo.
November 26, 2019 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)- Dagaal ayaa ka dhacay waqooyiga gobolka sanaag kaasi oo sobobay dhimashada 3qof iyo dhaawac kale

Xildhbaan jaamac oo katirsan golaha eegaanka degmada ceerigaabo ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkan iyo waxa keenay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS