Hargeysa (WJN) – Wasaarada waxbarshada iyo Sayniska Somaliland ayaa waxa ay maanta magaalada Hargeysa ku qabatay munaasibad ay ku xusayso maalinta Macalimiinta Adduunka.
Munaasibadan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka wasaarada Waxbarshada, Wasiirka shaqo gelinta iyo Arrimaha Bulshada, Saraakiil ka socota Hay”addaha ay wadashaqaynta leeyihiin Wasaarada Waxbarshada, Macalimiin iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/zTLRHnkWgsM