Xukuumada Somaliland Oo ka Jawaabtay Hadal Kasoo Yeedhay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Punthland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo ka Jawaabtay Hadal Kasoo Yeedhay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Punthland!
October 27, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cadaalada Somaliland Ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay madaxwaynaha maamul goboleedka puthland oo uu ku sheegay in ay la wareegaan gacan ku haynta gobolka sanaag

Balse wasiirka cadaalada ayaa beeniyay warkaasi isaga oo ku hadlay afka xukuumada Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS