Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Masuuliyiin Xilal Ka Soo Qabatay Dalka oo Ka Qayb Galay Caleema Saarka Axmed Madoobe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Masuuliyiin Xilal Ka Soo Qabatay Dalka oo Ka Qayb Galay Caleema Saarka Axmed Madoobe
October 15, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Shaqo Gelinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Hindda Jaamac Hirsi ayaa waxaa ay ka hadashay masuul ka tirsnaa xukuumada islamarkaana ahaa agaasimeheedii hore oo ka qayb galay caleemo saarkii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS