Xildhibaano Xukuumada Ku Eedeeyay Inay Ku Fashilantay Xalinta Mushkiladaha Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Xukuumada Ku Eedeeyay Inay Ku Fashilantay Xalinta Mushkiladaha Dalka
October 21, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland oo ka qayb qaadanayay dood ku saabsan xaalada guud ee dalka, ayaa waxaa ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ay ku eedeeyeen inay gabi ahaanba ay ku fashilantay xalinta mushkiladaha ka jira dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS