Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland oo Dhaliiley Shaqada Ay Qabato Qunsuliyada Turkiga Ee Hargeysa
October 13, 2019 - Written by Editor:
Xildhibaanada ayaa sheegay in Qunsuliyada Turkigu ay si fool xun ula dhaqmaan masuuliyiinta dawlada iyo shacabka, iyagoona Wasaarada arrimaha Gudaha ugu baaqay in ay waxka qabato Qunsuliyada.