Xildhibaan Qabiile oo Sheegay In Somaliland Ay Ka Dilaaceen Magafayaal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Qabiile oo Sheegay In Somaliland Ay Ka Dilaaceen Magafayaal
October 13, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka tirsan mudanayaasha aqalka golaha Wakiilada Somaliland oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxa uu sheegay in ay Somaliland ka dilaaceen dad Magafayaal ah oo dalka ka dhex tahriibiya Oromada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS