Wariye Hereri Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Badbaaday Daad Qaadi Gaadhay. Kana Waramay Sidii Ay Wax Udhaceen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wariye Hereri Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Badbaaday Daad Qaadi Gaadhay. Kana Waramay Sidii Ay Wax Udhaceen!
October 5, 2019 - Written by Editor:

BERBERA(W,N) Wariye Cabdisalaan Hereri oo kamid ah saxafiyiinta somalida ugu caansan iyo masuuliyiin kale oo l socdy ayaa ka badbaaday daad qaadi gaadhay xili ay ku sii socdeen biyo guure oo katirsan gobolka saaxil.

 

Wariye hereri iyo gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ayaa ka warbixiyay sidii wax dhaceen iyo khatarta at ka badbaadeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS