War Deg Deg Ah; Saraakiil Katirsan Ciidanka Dab-damiska Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday Iyo Kuwo Ku Dhaawacmay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah; Saraakiil Katirsan Ciidanka Dab-damiska Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday Iyo Kuwo Ku Dhaawacmay!
October 23, 2019 - Written by Editor:

HARGYSA(W,N) Alle ha unaxariistee waxaa shil gaadhi ku geeriyooday laba kamid ah ciidanka dab damiska somaliland kadib markii shil gaadhi ay ku galeen duleedka magaalada halaya halka ay ku dhaawacmeen 4kamid ah ciidanka dab damiska

HALKAN KAGA BOGO  WARKAN OO FAAH FAAHSAN’

COMMENTS
LINKS