|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Somaliland Ah oo Kismaayo Tagaya iyo Cidda Hogaaminaysa
October 4, 2019 - Written by Editor:Hargeysa (WJN) – Somaliland ayaa markii ugu horreysay wefti u diraysa koonfurta Soomaaliya, kuwaasi oo ka qayb-galaya caleema-saarka madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Madoobe. Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka mid ah weftiga tegi doona Kismaayo, ayaa sheegay in ay tagayaan caleemasaarka Madaxweyne Madoobe isaga iyo shan qof oo kare oo ay ku jiraan xildhibaano, wasiirro hore iyo xisbiyada mucaaridka ah. Xildhibaanka ayaa sheegay in iyagu ay ka codsadeen Axmed Madoobe in uu ku casuumo caleemasaarkiisa, isaguna ka aqbalay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Madaxweyne Biixi Oo Maxkamadda Sare U Gudbinaya Dalab Ah In Ay Markale Qaraar Kasoo Saarto In Dooras... Hogaamiyaha Tigreega Oo Sheegay Halka Uu Joogo, Hanjabaad Culusna Udiray Raysal-wasaaraha Itoobiya. Daawo: Dib U Xusuuso Waraysi Al Jaseera Tv Ka Qaaday Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibada Somaliland Fag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|