|
|||||
WAJAALE NEWS
Ururka Qareenada Jsl Oo Wasaarada Waxbarashada Ugu Baaqay In Aanay Ka Bixin Xaydaabka Sharci Ee Dalka, Taageerayna Go,Aankii G, Guurtida!
October 12, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ururka qareenada Somaliland ee solna oo maanta shir ja,raa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa faah faahin iyo lafo gur sharci ku sameeyay halka uu salka ku hayo khilaafka udhexeeya wasaarada waxbarshada iyo dugsiyada gaarka loo leeyahay, Gudoomiye kuxigeenka Ururka qarenada Garyaqaan Cabdinaasir Xasan iyo xubno kamid ah ururka ayaa dhanka kale soo bandhigay qodobada ku jira xeernidaamiyaha ee ka hor imanaya siyaasada guud ee waxbarashada Somaliland. Ururka qareenada ayaa wasiirka wasaarada waxbarashada ugu baaqay in uu saxo khalaadaad ku jira xeernidaamiya kaasi oo ay hore usoo bandhigeen golaha guurtidu Dhanka kale ururka qareenada aya shaaciyay hadii wasaarada waxbarshada iyo haayadaha dawladu ay ilaalin waayaan shuruucda dalka iyo xuquuqda siman ee ay leeyihiin muwaadiniintu ay dacwad la xidhiidha arintan ka furan doonaan maxkamada dastuuriga. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Gaadhay Magaalada Berbera Iyo Kormeer Uu Kusameeyay Mashariicda Dawlada... DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Waxka Qabto Cabashada Kasoo... Madaxwaynaha DDSI Oo Kusoo Guryo Noqday Caasimada Jig Jiga, Kana Warbixiyay Ujeedada Safarkiisi! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|