|
|||||
WAJAALE NEWS
Ururada Bulshada Rayidka Ee Somaliland oo War Ka Soo Saaray Khilaafka Xubnaha Cusub Ee Komishanka Dorashoyinka
October 22, 2019 - Written by Editor:Hargeysa (WJN)- Ururada bulshada rayidka ah ee Somaliland ayaa maanta isugu yimi kulan balaadhan oo ay kaga hadleen khilaafka Xisbiyada ee ku aadan xubnaha cusub ee koomiishanka doorashooyinka. Wakiilo ka socda ururada bulshada rayidka ah ee Somaliland ayaa ujeedka kulankoodu ahaa si ay uga wada hadlaan baahida loo qabo in la sameeyo Komishan kalsooni ku dheehan tahay oo horseedi kara geedi socodka doorashada hab xalaal ah oo hufan, iyadoo la ixtiraamayo u hogaansan shuruucda doorashada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Degmada Alleybadey Dhibaatooyin Kajira Gudaha Magaalada Oo Biyo Fadhiistey Ku Qudhmeen iyo Cabashada... Dhacdo Cajiib ah Daawo:Wiil Dhalinyaro ah Oo Da’diisu Tahay 19 jir Oo Hal mar Laba Dumara ku Wada Ar... Qoysaskii Laga Raray Xaafada lineka Bilayska Oo Ka Waramay Xaalada Nololeed Ee Goobta La Dajiyay COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|