|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidamada Ilaalada Xeebaha iyo Maareeyaha Dekedaha oo Safar Badda Ah Ku Tagay Xeebaha Galbeedka Somaliland
October 12, 2019 - Written by Editor:Saylac (WJN) – Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Maareeyaha dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi iyo Taliyaha Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Sareye Guuto Maxamed Xuseen Xiirane iyo saraakiil kale oo ka socota xukuumada Somaliland ayaa socdaa ku tagay Xeebaha galbeedka Somaliland, Kuwaas oo soo maray maray Xeebaha Bulla-Xaar, Ceel-Sheekh iyo Saylac. Waxaanay weftiga oo safarkoodu dhinaca xeebaha ahaa uu qaatay ilaa 12 saacadood, waxaana markii weftigu ugu dambayntii ay gaadheen magaalada qadiimiga ah ee Saylac loogu sameeyey soo dhaweyn balaadhan oo uu horkacayey badhasaabka gobolka Salal iyo Saraakiishii ciidamada ilaalada eek u sugnaa saldhiga magaalo xeebeeda Saylac.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/jUw1DQy3IDE Related posts:Akaadamiyada Oo Lix Qodob Oo Xal Unoqon Kara Khilaafka Doorashooyinka Jsl Ugudbisay Madaxweyne Biix... Daawo: Xisbiga Kulmiye Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah U Sameeyay Qurbo Jooga Ka Soo Jeeda Gobolada Awd... DAAWO;-Taliyha Ciidanka Liyuu Booliska DDSI Oo Soo Dhaweeyay Guusha Ay Ciidamada Itoobiya Ka Gaadhee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|