Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo Gef Ku Tilmaamay Raali Gelintii Buurmadow Jabuuti Ka Siiyay Eedaymihii Faysal Cali Waraabe U Jeediyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo Gef Ku Tilmaamay Raali Gelintii Buurmadow Jabuuti Ka Siiyay Eedaymihii Faysal Cali Waraabe U Jeediyay
October 4, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland islamarkaana ah Suldaanka guud ee Beesha Ciidagale ayaa hadal gef ah ku tilmaamay raali gelintii uu Boqor Buurmadoow Jabuuti ka siiyay eedaymihii Faysal Cali Waraabe u jeediyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS