|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaan Kasoo Beesha Bariga Burco Oo Ku Baaqay Dagaal, Kana Horjeestay Qorshaha Nabadaynta Ceel-Afwayne!
October 11, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo kamid ah Madax-dhaqameedka Beesha Muuse Abokor Ee (Habarjeclo) Deegaanka Ceel Afwayne Ee gobolka sanaag, ayaa Cod sir ah oo laga helay ku shaaciyay in aan loo dhamayn nabadaynta Deegaanka Ceel afwayn oo mudo dagaal ku dhexmarayay Beelaha walaalaha ee wada dega Deegaanadan, Suldaan ayaa shaaciyay in ay beeshiisu Qaateen dagaal kana soo horjeedaan qorshaha nabadaynta oo u sheegay in ay cid gaar ahi ku shaqaysanayso isagoo canbaareeyay xadhiga dadkii loo xidh xidhay Colaada Ceel afwayne. HALKAN KA DHAGAYSO CODKA SULDAAN SICIID OO ARIMAHAASI KA HADLAYA; Related posts:Wasiirka Biyaha Oo Hadhimo Sharafeed ku maamuusay Haldoorka,Waxgaradka Iyo Gobolka Sanaag Ee Beeli... Daawo:Nuxurka Khudbad Gudoomiye Ciro U Jeediyay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Norwey Nuxurka Kulan Dhexmaray Jamaal Cali Xuseen iyo Saraakiil ka Tirsan Laamaha Ammaanka Dalka Ingiriiska... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|