Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo Ka Digay In Cadaawad Laga Dhex Abuuro Somaliland iyo Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo Ka Digay In Cadaawad Laga Dhex Abuuro Somaliland iyo Jabuuti
October 3, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari ayaa waxaa uu si adag uga hadley eedaymihii ay isku jeediyeen guddoomiyaha xisbiga Ucid iyo Safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliland.

Dhinaca kale, Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari ayaa wuxuu ku taliyay islamarkaana uu ka digay in aan wax cadaawad ah laga dhex aabuurin wadamada Somaliland iyo Jabuuti.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS