|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Axmed Nasiye oo Shaaciyay In Uu U Sharaxan Yahay Gudoomiyenimada Kulmiye, Kana Waramay Qaabkii Madaxweyne Biixi Kula Wareegay Xisbiga
October 1, 2019 - Written by Editor:Hargeysa (WJN) – Siyaasi Axmed Muxumed Cumar (Axmed Nasiye) oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Xisbi xaakimka talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa waxa uu shaaciyay in uu u tartamayo Guddoomiyenimada Xisbiga Kulmiye marka la gaadho shirweynaha golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye. Sidoo kale, Siyaasi Axmed Nasiye ayaa waxa si qotodheer uga waramay qaabkii Axmed Siilaanyo gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye ugu wareejiyay Madaxweyne Muuse Biixi. Dhinaca kale, Waxaa uu siyaasigu si adag uga hadley hadalkii dhawaan ka soo yeedhay Boqor Cismaan Buurmadoow ee uu kaga hadley arinta Ceel-afwayn.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Marwada Madaxweynihii Hore Ee Puntland C/raxmaan Faroole Oo Galabta Aas Qaran Loogu Sameeyay ... Dooni Siday Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Faro Cidood Kaga Badbaaday In Ay Haliganto iyo Saddex Qof Oo... Xoghayaha Ganacsiga Ee Xisbiga Wadani Oo Looga Yeedhay Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Iyo Xogaha Lag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|