|
|||||
WAJAALE NEWS
Sirta Fartii Masaaridii Hore (Hieroglyphic) & Af-Somaliga! Prof.Gees Q 2Aad .
October 31, 2019 - Written by Editor:Sirta Fartii Masaaridii Hore (Hieroglyphic) & Af-Somaliga!Prof.Gees – Q 2Aad .Sawirka fartii Hieroglyphics ee Masaaridii hore u taagan xarafka haddii aynu soo qaadano ereyo fartii Hieroglyphic ah micnahooda oo Af-Ingiriisi ah & Soomaali oo A laga dhigay H AD: evil, crocodile Had ACCW: uncouth, boorish, fool Hac-coo AWAW: marshy place Haawaw (haawai brave) APT: duck feathered fowl Habad (Habas) AFA; greedy man, glutton Hifah (Xifah) Xaaf xeef. ART; hair; Hoodh, Hoor AHA; grief, sorrow; Hooheh AHU; cow; Hoohan AA; field; Haahi ama Xaaxi AKHAKH; flower Hoqhooqo (Xoqoxooqo) AKU; to become weak; Hako, Hakaako AQ: to diminish, be wanting; Hiiq (Xiiq) Nin qar dheer kora, nin quwaax hela Nin qadhoon hela, nin iskaba qada Sidoo kale, haddii aynu soo qaadanayo xarafka Q waxay ku sheegeen xeel-dheersyaashu buur dhinaceed. Afka Soomaalida buurta dhinaceedu waa Qar. KKKKK! Markan Khawaajayaashu waa ku caddaatay sirtii. Bal dheeho erayadan ku bilaabma xarafka shibanaha ah ee Q.
QH: to be high; exalted Qah-qah QHW: height Qaaho (Qaaxo) QB: to increase Qub QBB: to refresh oneself Qabboobi QBX: to pour out libations Qabax (sitii-qabax) QBB: cool water Qaboob QM: black Qam QM: find mouth, to speak Qam (waa af xidh) QN: strength, valour Qaan (qaan-gaadh) QNCW: to embrace Qanac (ganac) QNCW: bosom, breast, body Ganac QNNU: very many indeed Qunaanyo QNQN: to beat,to hurt Qonqoon QNDT: angry, wrathful Qandhadh QTT: sleep Qataati (gataati-dhac) QRR: burnt-offering Qariir QRS: to bury, burial Qaris QS: bone Qas QSN: unpleasant; evil, bad Qasan QSQST: curse Qasqasaat QQ: to eat Qaaq QT: to build Qod QT, QTI: to go, to walk Qatqatin https://youtu.be/h0qoG4lmQeI
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|