Shil Gaadhi Oo Galabta Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi Oo Galabta Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac!
October 17, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) shil gaadhi oo sobobay dhimashada laba qof iyo dhaawac kale ayaa galabta ka dhacay tuulada diinqal ee duleedka magaalada hargaysa kadib markii ay isku dhaceen laba gaadhi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS