|
|||||
WAJAALE NEWS
Safiirka Jabuuti U Fadhiya Somaliland Oo Loogu Hanjabay In 24 Saacadood Gudahood Uu Dalka Kaga Baxo!
October 2, 2019 - Written by Editor:Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka mida mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa u hanbay Safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliland, kadib markii hadalo meelka dhac ah kula kacay Somaliland. Sidoo kale, Xukuumada Somaliland ee gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Biixi ugu baaqay in ay 24 saacadood gudahood dalka kaga saarto Safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliland. Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan;
Related posts:Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL Oo Kutub Ka Guddoomay Rugta Dayactirka Kutubta Ee Hiil-Qur’aan. “Raali Galin Buuxda Ayaa Looga Fadhiyaa Madaxweyne Biixi Khudbadiisii Degmada Agabar…”Fariin Toos ah... Taliska Ciidamada Qaranka Somaliland Oo War Kasoo Saaray Waraaq Ay Sheegeen In Ay Si Khaldan Uga Bax... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|