|
|||||
WAJAALE NEWS
Safiirka Jabuuti U Fadhiya Somaliland Oo Loogu Hanjabay In 24 Saacadood Gudahood Uu Dalka Kaga Baxo!
October 2, 2019 - Written by Editor:Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka mida mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa u hanbay Safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliland, kadib markii hadalo meelka dhac ah kula kacay Somaliland. Sidoo kale, Xukuumada Somaliland ee gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Biixi ugu baaqay in ay 24 saacadood gudahood dalka kaga saarto Safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliland. Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan;
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|