Boorama (WJN)- Xoghayaha arrimaha Dibada ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa waxaa uu si adag uga hadley xaalada cakiran ee ka taagan deegaanka Lughaya, isagoona xukuumada Madaxweyne Biixi ku dhaliley waxka qabasho la’aanta xaaladaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/vh3ejWLzaJw